News

Somalia is confidently reclaiming its role on the regional and international stage, marked by a surge in high-level ...
Magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ayaa maanta ka dhacay iska hor-imaad culus oo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo ...
Hantidhowraha guud ee Qaranka Axmed Ciise Guutaale oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa soo bandhigay isbaddelka Dhaqaalaha ee ku yimid Baarista iyo la dagaalanka Musuqa oo horay loogu soo xiray ...
Agaasimihii wasaaradda Kalluumeysiga Puntland, Sharma’arke Yaasiin Beeldaaje oo dalka dibaddiisa ku maqan ayaa beeniyay in uu lacag ka lunsaday wasaaraddaas, oo aysan jirin cid caddayn u keeni karta ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray xarunta hay’adda diiwaangalinta aqoonsiga dadweynaha ee (NIRA), oo xarun cusub ku ...
United Kingdom. Ra’iisul Wasaaraha UK, Keir Starmer, ayaa weerarradaasi waxa ay yareeyaan khatarta barnaamijka nukliyeerka ee Iran. Iraanna marnaba looma ogolaan karo inay horumariso hub nukliyeer ah.
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku baaqay in beesha caalamku ka shaqeyso sidii nabad loogu xallin lahaa colaadda u dhexeysa quwadaha Bariga Dhexe, ee Iran iyo ...
Xukuumadda Somaliland ayaa ka digtay safarka uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ku tagayo magaalada Laascaanood, iyada oo sheegtay in Laascaanood ay ka mid tahay dhulkeeda, isla ...
Ciidanka Booliiska Puntland ayaa xalay gacanta ku dhigay eedaysane lagu magacaabo Sharmaake Xuseen Yuusuf, oo 31 jir ah, kaasoo loo haysto fal kufsi oo loo geystay labo gabdhood oo danyar ah. Kufsigan ...
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa soo saaray fariin muuqaal ah, isagoo ku hanjabay in diyaarado dagaal lagu arki doono dusha magaalada Tehran Israa’iil ayaa sheegtay in ay dishay 20 ...
Ku dhawaad 10 qof ayaa ku dhaawacantay kadib weerarkii ugu dambeeyay ee gantaalada Iran, sida uu sheegay adeegga gurmadka degdegga ah ee Israa’iil ee loo yaqaan Magen David Adom (MDA). “Iyadoo la ...
Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa si gaar ah u kala cambaareeyay weerarkii Xalay Iran ku qaaday Saldhiga Mareykanka uu ku leeyahay dalka ...