News

The Somali flag was conceived to symbolise the dream of Somali unity: to bring all Somali territories in northeast Africa ...
Wasiirka warfaafinta SSC-Khaatumo, Najiib Barkhadle Warsame ayaa sheegay in dhawaan maxkamad la soo taagi doono qaar ka mid ...
Gudoomiyaha degmada Carmo Maxamed Cali Shire oo saaka ka hadlay fadhiga golaha deegaanka oo furmay ayaa shaaciyay in uu si rasmi ah isaga casilay xilka gudoomiyaha degmada Carmo. ” Waan ogahay guuxa ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Cabdirisaaq Qaraaje oo ku sugan magaalada Dhahar ayaa sheegay in dowladdu hawlgal xooggan ...
Xukuumadda Puntland ayaa jawaab ma bixisay hadal ka soo yeeray xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya oo quseeyey mashaariicda caalamku ugu deeqay Soomaaliya iyo diidmada Puntland. Wasiirka wasaaradda ...
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa xalay ku shaaciyay bartiisa Truth Social in Iiraan iyo Israa’iil ay ku heshiiyeen xabbad-joojin buuxda, taasoo billaaban doonta 6 saacadood gudahood, marka ...
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam oo saaka ka amba-baxay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubaland ayaa lagu wadaa in uu goor dhaw ka dego caasimadda Puntland ee Garoowe. Madaxweynaha ...
Gudoomiyaha golaha wakiilada Puntland Cabdirisaaq Qaraaje ayaa safar degdeg ah oo aan horey loo shaacin ugu ambabaxay degmada dhahar ee xarunta gobolka Hayland, xili uu dhawaan furey fadhiga golaha ...
Hawlgal cir iyo dhul ah, oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada dhulka iyo diyaaradaha dagaalka ee Puntland ayay si ba’an ugu burburiyay godad ka samaysan dhadhaab oo ay keydad Raashin ah uga ...